Ku doo dhawaada Dacwooyinka Shilka Genesis |
 |
| Shil walba wuxuu ahaan karaa jaah-wareer, xanuun iyo dhib. Waxaan macmiilo si guul leh ku caawinay inay sanado badan sameeyaan dacwooyinka shilka. |
| Haddii uu shilka falkaaga eheen, ama xittaa haddii aad qayb fal ka leedahay, waxaan kugu talin karnaa sida ugu fiican ee aad u wadi karto dacwadaada. |
| Waxaan kumaakun qofood ku caawinay inay magdhow ka soo codsadaan nooc walba ee shil ee lagu dhaawacmo, ha ahaadano kuwa yar ee qoorta gaaro ilaa dhaawacyada aad u xun.. |
IMINKA SOO DACWOOW
HALKAAN GUUJI sidii aad internet’ka ugu dacwooto – ama
WAC 0871 7 892 892 – ama
U soo qor CLAIM lambarkaan 07727 079 135 |
|
|
Adeeggeena waa lacag la’aan iyo halis la’aan. Haddii aad dacwada ku guuleysato ama ku khasaarto, wax lacag ah ma bixin doontid sidii aad dacwada u sameyso. Dacwooyinka shilka Genesis waa 100% bilaash. |
| |
 |
| Waxaan bixinnaa adeeg casri ah ee Dacwooyinka Shilka ay ku jiraan: |
 |
Talo BILAASH AH ee nooc walba ee dacwo shil. |
 |
Waxaad helaysa 100% ee magdhowgaaga. |
 |
Waan ka duwan nahay ururyada kale ee ka shaqeeyo dacwooyinka shilka, waxaan kugu talin karnaa inaad codsato kharashyada ‘dheeraadka ah’, sida qiimaha dheeraadka ah ee gaadiidka, dakhliga ka lumay iyo qiimaha kor kugu kacey iwm. |
|